SomCheatXasuusin Degdeg Ah

SomCheat waa mashruuc loogu talagalay in lagu xasuusto waxyaabaha aasaasiga ah ee tiknoolajiyada, sida luuqadaha programming-ka. Waxa mashruucan sameeyey Adam Elmi si uu u fududeeyo barashada iyo horumarka tiknoolajiyada.