Last updated: Feb 4, 2026
Updated by: Adam-Elmi
Python Language
- Version
- 3.11
- Release Date
- 1991
- Author
- Guido van Rossum
- Category
- Language
Python waa luuqad u jeedada lo sameeyey ay tahay in la helo luuqad sahlaysa qorista code-ka, akhrinta/fahmida code-ka iyo barashada programming. Luuqadan waxa la curiyey 1991-kii , waxaana ku dhisi karta mashaariic badan oo kala duwan. Meelaha aad u adeegsan kartid luuqadan waxa ka mid ah: Web Development, Automation & Scripting, Data Science & Analytics, Machine Learning & AI, Game Development(2D Games & prototypes), Software Development, Cybersecurity & Hacking Tools, DevOps & Infrastructure iyo waxyaabo kale oo fara badan.
print wuxu inaga caawiya inu na tuso natiijada ka dhalatey ama kaso baxday code-ka (Code-ka aynu qorney), tusaale ahaan: